Neymar oo xalay tarbuunka ka daawaday kulankii ugu horreeyey ee kooxdiisa dheesho Legue 1-ka [Sawirro]

42FEB42B00000578-0-image-a-161_1501953858309

(Paris) 06 Luulyo 2017. Laacibka dunida ugu qaalisan Neymar waxa uu xalay saarnaa tarbuunka kulankii ugu horreeyey ee ay kooxdiisa cusub Ligue 1-ka dheesho.

Gegida oo dhan, Perc de Princes waxaa lagu heesayey xalay Neymar! Neymar halka la shiday waxyaabaha qiiqa dhaliya.

Garoonka waxaa kula sugnaa Neymar madaxweynaha kooxda Nasser Al-Khelaifi.

Brazilian-ka waxaa la filayaa in uu kulankiisa ugu horreeya dheeli toddobaadka dambe oo ay PSG la ciyaari doonto Guingamp.

PSG waxa ay xalay ku badisay 2-0 iyada oo goolasha ka kala heshay Edison Cavani iyo Javier Pastore.

42FE3EBC00000578-0-image-a-155_1501953826659 42FE8E8C00000578-0-image-m-168_1501953881805 (1) 42FE8E8C00000578-0-image-m-168_1501953881805 42FE86C000000578-0-image-a-152_1501953815661 42FE98A900000578-0-image-a-171_1501953907737 42FE403C00000578-4763994-image-a-186_1501954524191 42FE422600000578-0-image-a-154_1501953822128 42FE931300000578-0-image-a-162_1501953860686 42FEA81E00000578-0-image-a-170_1501953899940 42FEAD4400000578-0-image-a-158_1501953845281 42FEAEBB00000578-4763994-image-a-187_1501954528785 42FEB0D400000578-0-image-a-159_1501953848181 42FEB42B00000578-0-image-a-161_1501953858309 42FEBA4300000578-4763994-image-a-183_1501954511335 42FEBF4B00000578-4763994-image-a-184_1501954516058

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close