TOTTENHAM VS JUVENTUS: Shaxda & safafka ay fiidkii kusoo geli karaan!

(London) 05 Agoosto 2017 – Kooxda Juventus ayaa tijaabada ugu dambaysa caawa London ku galaysa 18.30 (aminta Talyaaniga) iyagoo wajahaya kooxda Tottenham iyagoo taariikhda markii ugu horreeysey ku ciyaaraya gegada Wembley.

Massimiliano Allegri ayaa isku dayaya inuu sii juusteeyo safka anti-Lazio isagoo xisaabta ku darsanaya labada laacib ee cusub ee De Sciglio iyo Douglas Costa, haddaba hoos ka eeg shaxda labada kooxood.

Shaxaha laga yaabo ee Tottenham-Juventus

Tottenham (3-4-2-1): Lloris; Dier, Alderweireld, Vertonghen; Trippier, Winks, Dembele, Davies; Alli, Eriksen; Kane. Macallin: Pochettino

Juventus (4-2-3-1): Buffon; De Sciglio, Rugani, Chiellini, Alex Sandro; Pjanic, Khedira; Douglas Costa, Dybala, Mandzukic; Higuain. Macallin: Cheerful

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close