Laacibiinta ay soo qaateen, kuwa ka tegey & kuwa ay doonayaan kooxaha waawayn ee Serie A + Sawirro

(Roma) 05 Agoosto 2017 – Waxaa meel wanaagsan maraya suuq-xagaaga kala iibsiga ciyaartooyda kaasoo ay kooxo badani horraanba soo iibsadeen xiddigo ay doonayaan inay ku daariyaan meelaha ay ka debecsan yihiin kooxohoodu.

Horyaallada Yurub waxaa sanadkan aad ugu firfircoon horyaalka Talyaaniga oo ay sanadkan kooxuhu laacibiin cusub soo qaateen, qaarna ay weli raadinayaan.

Haddaba, ka bogo laacibiinta ay ilaa haatan soo qaateen kooxaha waawayn iyo kuwa dhexe ee Talyaaniga.

b b1 b2 b3 b4 b5 b7 b8

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close