DAAWO: Neymar oo heesaya kaddib markii uu ku biiray PSG

(Paris) 05 Luulyo 2017.  Neymar oo shalay lagu soo bandhigay Perc de Princes ayaa

durba la jaan qaaday saaxiibadiisa csusub.

Walow ay hore u joogeen xiddiggo reer Brazil ah hadana waxaa shalay lagu soo dhaweeyey xaflad gaaba gaabey ah oo ay heeso ku dhaan dhaajinayeen ciyaayahanada PSG.

Waxaa ka mid ahaa Marco Verratti oo muuqaalkan soo dhigay bartiisa Instagram-ka.

Kursi inta uu Neymar ku istaagay ayuuu la qaaday heesta saaxiibadiis.

GUJI HALKAN OO DAAWO MUUQAALKA

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close