Saf dheer oo durba loo galay iibsiga maaliyada Neymar…(Midkiiba imisaa la iibinayaa??)

Neymar funanad

(Paris) 04 Agoosto 2017 Taageerayaasha kooxda PSG ayaa durbadiiba bilaabay inay ku xoomaan gadashada maaliyada Neymar.

PSG ayaa maanta soo bandhigtay laacibkeeda cusub kaas oo lacag qaali ah uga soo dhaqaaqay garoonka Camp Nou xaggaagan.

PSG fans have been queuing up to get Neymar's shirt on their back

Waxaana durbadiiba la daabacay funaanada laacibka reer Brazil kaas oo loo xiray lambarka “10” kadib markii Pastore uu go’aansaday in lambarkiisa uu siiyo laacibka cusub.

Sida la baahiyay halkii funaanad ee Neymar ayaa lagu iibinayaan dukaamada kooxda lacag dhan 140 Ginni, waana lacag badan.

Kooxda reer France ayaana la filayaa maalmaha soo socda in malaayiin lacag ah ay ka soo xarayso iibka funaanada Neymar.

The French side spent a world-record £198m to sign the Brazilian star

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close