Neymar oo soo gaaray Paris (Muuqaal)

(Paris) 04 Agoosto 2017 Laacibka ugu qaalisan aduunka ee Neymar ayaa soo gaaray caasimada faransiiska ee Paris si uu ugu biiro PSG.

Kooxda reer France ayaa burburisay heshiiskii laacibka reer Brazil ee Neymar uu kula jiray Barcelona kaas oo ay ku burburiyeen lacag dhan 222 milyan oo euro.

Neymar ayaa goor dhaw ka soo dagay caasimada Faransiiska halkaas oo loogu soo bandhigi doono saxaafada.

PSG ayaana diyaarisay hoolkii shirka jaraa’id ay kuwada qaban lahaayeen maamulka kooxda iyo Neymar.

Gool FM

Xariir La Leh

One Comment

  1. Brazil waxay ka mid tahay wadamadda ugu cunsurisan oo u midab kala sooca ka jiro sababtoo ah wadanka waxaa ka taliyaan carab shaatiga Soo badalatay oo sheegta portaqiis oo ay carsbtaas u badantihiin wadanka lubnan iyo suuriya oo Hal fac jooga wadanka barazil….dhib badan ayaa lagu hayaa dadka madow ee wadankaad ku nool Oo dhashay wadanka…carab meelkasta ha ku noolaadaan waxay necebyihiin dadkaafrikanka…

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close