Liverpool vs Hoffenheim, isku aadka kulamada isreeb reebka Champions League oo la sameeyay

(Nyon) 04 Agoosto 2017 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa sameeyay qori tuurka kulamada kala baxa ee koobka horyaalada yurub.

Isku aadka waxaa ka soo baxay kulamo adag, Liverpool ayaana lagu aadiyay kooxda Hoffenheim ee dalka Jarmalka.

Sidoo kale Napoli ayaa lagu beegay kooxda reer France ee Nice, kulamada lugta hore ayaa la ciyaari doonaa 15 iyo 16 ee bishaan August.

Kulamada lugta labaad ayaa la qorsheeyay in la ciyaaro 22 iyo 23 ee isla bishaan August.

Isku aadka oo dhamaystiran:

Qarabağ v København

APOEL v Slavia Praha

Olympiacos v Rijeka

Celtic v Astana

H. Beer-Sheva v Maribor

İstanbul Başakşehir v Sevilla

Young Boys v CSKA Moskva

Napoli v Nice

Hoffenheim v Liverpool

Sporting CP v FCSB

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close