Isku aadka wareegga kala baxa EL oo maanta la samaynayo! (Macluumaad faahfaahsan)

(Nyon) 04 Agoosto 2017 – Waxaa berritoole la samayn doonaa isku aadka kulamada kala baxa ah ee laba lugoodka ah ee loogu soo baxayo wareegga Guruubyada EL.

Samaynta isku aadka EL ayaa berri duhurkii saacaddu marka ay tahay 13:00CET Jimce 04 Agoosto waxay ku qabsoomaysaa xarunta UEFA ee Nyon iyadoo toos looga daawan doono mareegta UEFA.com.

Isreebreeb-horaadkan oo laba lugood ah isla markaana lakala ciyaari doono 17-ka ilaa 24-ka Agoosto ayaa waxaa ka qayb qaadanaya 44 kooxood oo laga doonayo 22 kooxood, iyadoo kooxaha loo kala qaybin doono laba dheri iyadoo aysan isku aadaynin kooxaha isku dheriga ku jira, kooxda Rossoneri ayaa waloow ay 3 sano yurub ka maqnayd weli ka mid ah kuwo ugu wanaagsan dhanka dhibcaha loo yaqaanno Uefa co-efficient ranking.

Kooxehee ku jira isku aadka?

Zenit (RUS) 87.106
Dynamo Kyiv (UKR) 67.526*
Ajax (NED) 67.212*
Athletic Club (ESP) 60.999
Fenerbahçe (TUR) 51.840
AC Milan (ITA) 47.666
Viktoria Plzeň (CZE) 40.635*
Salzburg (AUT) 40.570*
Club Brugge (BEL) 39.480*
PAOK (GRE) 35.080
Ludogorets Razgrad (BUL) 34.175*
Krasnodar (RUS) 32.106
BATE Borisov (BLR) 29.475*
Everton (ENG) 29.192
Legia Warszawa (POL) 28.450*
Marseille (FRA) 28.333
Dinamo Zagreb (CRO) 26.050
Maccabi Tel-Aviv (ISR) 23.375
Austria Wien (AUT) 17.070
Midtjylland (DEN) 16.300
Partizan (SRB) 16.075*
Panathinaikos (GRE) 15.080
Marítimo (POR) 14.866
Rosenborg (NOR) 12.665*
Hajduk Split (CRO) 11.550
Sheriff Tiraspol (MDA) 11.150*
Apollon Limassol (CYP) 10.710
Oleksandriya (UKR) 9.526
Videoton (HUN) 8.650
Crvena zvezda (SRB) 7.325
Skënderbeu (ALB) 6.825
Utrecht (NED) 6.712
AEK Athens (GRE) 6.580*
Altach (AUT) 6.570
AEK Larnaca (CYP) 6.210
FH Hafnarfjördur (ISL) 6.175*
Vitorul (ROU) 5.870*
Osijek (CRO) 5.550
Vardar (MKD) 5.125*
Domžale (SVN) 4.125
Östersund (SWE) 3.945
Shkëndija (MKD) 3.375
Sūduva (LTU) 1.825

*Kooxaha xiddigta lihi waa kuwa kasoo haray wareegga 3-aad ee isreebreeb-horaadka  UEFA Champions League.

DHERIGA 1-AAD

Zenit 87.106 – Dinamo Kiev 67.526 – Ajax 67.212 – Athletic Bilbao 60.999 – Fenerbahce 51.840 – Milan 47.666 – Viktoria Plzen 40.635 – Salisburgo 40.570 – Brugge 39.480 – Paok 35.080 – Ludogorets 34.175 – Krasnodar 32.106 – Bate Borisov 29.475 – Everton 29.192 – Legia Varsavia 28.450 – Marsiglia 28.333 – Dinamo Zagabria 26.050 – Maccabi Tel Aviv 23.375 – Austria Vienna 17.070 – Midtjylland 16.300 – Partizan Belgrado 16.075 – Panathinaikos 15.080*

* Braga 37.366 / Aik Stoccolma 9.945: se passa il Braga, il Panathinaikos scende tra le non teste di serie.

DHERIGA 2-AAD

Maritimo 14.866 – Rosenborg 12.665 – Hajduk Spalato 11.550 – Sheriff 11.150 – Apollon 10.710 – Oleksandriya 9.526 – Videoton 8.650 – Stella Rossa 7.325 – Skenderbeu 6.825 – Utrecht 6.712 – Aek Atene 6.580 – Altach 6.570 – Aek Larnaca 6.210 – Fimleikafélag Hafnarfjörðar 6.175 – Viitorul 5.870 – Osijek 5.550 – Vardar 5.125 – Domzale 4.125 – Oestersunds 3.395 – Shkendija 3.375 – Suduva Marijampole 1.825.

Sweden's former defender and 2017 Europa League final ambassador Patrik Andersson holds the draw for the round of 32 of the UEFA Europa League football tournament at the UEFA headquarters in Nyon on December 12, 2016. / AFP / Fabrice COFFRINI        (Photo credit should read FABRICE COFFRINI/AFP/Getty Images)

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close