Day: August 3, 2017
-
Bannaanka Garoonka
Isku aadka wareegga kala baxa EL oo maanta la samaynayo! (Macluumaad faahfaahsan)
(Nyon) 04 Agoosto 2017 – Waxaa berritoole la samayn doonaa isku aadka kulamada kala baxa ah ee laba lugoodka ah…
Read More » -
Italy
EL: Kooxda AC Milan oo usoo baxday kulamada kala baxa ee EL + Sawirro
(Milano) 03 Agoosto 2017 – AC Milan ayaa usoo gudubtey wareegga kala baxa ee Europa League ka gadaal markii ay…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA & SAWIRRADA: AC Milan vs Universitatea Craiova 2-0 (3-0) (Milan oo kasoo gudubtey wareegga 3-aad)
Milan: Donnarumma; Conti, Musacchio, Zapata, Rodriguez; Kessie, Locatelli, Bonaventura; Suso, Cutrone, Niang Kaydka Milan: Storari, Calabria, G Gomez, Montolivo, Calhanoglu, Borini,…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: Neymar oo ku biiray kooxda PSG (Baraha bulshada oo looga jeexjeexayo!)
(Madrid) 03 Agoosto 2017 – Neymar ayaa rasmiyan ku biiray kooxda PSG iyadoo ay Barcelona ku dhawaaqday in la bixiyay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Lacagta Neymar imisa laacib ayay gooysaa marka la eego sicirradii beri rikoodh jebiska ahaa???!!
(Roma) 03 Agoosto 2017 – Tan iyo 1982-kii, naadiyada Talyaaniga oo ahaa kuwa tillaabada u dhiga ciyaaraha caalamka waxay rikoodhka…
Read More » -
Spain
Barcelona oo ka hortimid go’aanka La Liga ay ku diideen in la burburiyo heshiiska Neymar
(Barcelona) 03 Agoosto 2017 Kooxda Barcelona ayaa ka soo hor jeesatay qorshaha hogaanka La Liga ay ku diidanyihiin in Neymar uu…
Read More » -
Spain
Magaalada Paris oo sugeysa Neymar
(Paris) 03 Luulyo 2017. Kaddib toddobaadyo warar iyo xan la’isla dhex qaadayey ee ku saabsanaa aayaha Neymar, waqti badan hadda kama…
Read More » -
Wararka
AC MILAN VS CRAIOVA: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!
(Milano) 03 Agoosto 2017 – Kooxda AC Milan ayaa caawa la dheelaysa kooxda CSU Craiova oo ugu martiyaysa San Siro…
Read More » -
Italy
Heshiiska Dalbert ee Inter Milan oo maanta la dhamaynayo?
(Milano) 03 Agoosto 2017 – Wakiilka dadabka bidix ee Nice ee Dalbert ayaa maanta laga sugayaa Talyaaniga si loo dhameeyo…
Read More » -
Italy
Kooxda Juventus oo diiradda saaratay Adrien Rabiot
(Torino) 03 Agoosto 2017 – Juventus ayaa sida la sheegayo waxay doonaysa Adrien Rabiot, balse Paris Saint-Germain ayaa ka caga…
Read More »