Neymar iyo taageerayaal careysan oo gacanta iskula tagi gaaray….(SAWIRRO la helay)

(Catalonia) 02 Agoosto 2017. Waxaa la helay sawirro muujinaya inay isku dhici gaareen taageerayaal careysan oo reer Barcelona ah iyo Neymar.

Xiddiga reer Brazil ayaa qarka u saaran inuu heshiis rikoodh ah 195 milyan oo bound ugu biiro kooxda PSG.

Sawirrada la helay ayaa muujinaya Neymar oo careysan isla markaana ay cel celinayaa ilaalada.

Dhacdadan ayaa usbuucii la soo dhaafay ka dhacday Shoko club  goobteeda baabuurta lagu baarkimo, inkastoo maanta la helay sawirada.

Sheekadan ayaa waxay dhacday sabtidii 22 ka July, habeen ka hor markii ay Barcelona u duuleysay Mareykanka si ay ugu soo ciyaarto kulamada saaxiibtinimo.

Sida uu sheegayo warsidaha Diario Sport in dagaalka dhex maray Neymar iyo taageerayaasha Barca uu ahaa uun mid afka ah.

Kabtanka xulka Brazil ayaa maanta laga soo fasaxay tababarka Barcelona iyadoo ay kooxduna xaqiijisay inuu laacibka aad ugu dhow yahay inuu ku biiro PSG.

SAWIRRO:

The Barcelona star was held back by security after he visited Shoko

Neymar was involved in an angry altercation with Barcelona fans in the car park of a nightclub

Neymar arrived for training at Barcelona – but told team-mates he will be leaving for PSG

The Brazilian is set to move to France in a world record £196m deal

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close