Matic oo la safray Manchester United isla markaana safan kara kulankiisii ugu horreeyay…+SAWIRRO

(Dublin) 02 Agoosto 2017. Nemanja Matic ayaa isniintii dalab ku kacaya 40 milyan oo bound uga soo tagay Chelsea kuna soo biiray Mancehster United.

Laacibka ka ciyaara qadka dhexe ee daafaca ayaa safarkiisii ugu horreeyay la soo galay naadigiisa cusub iyagoo u soo duulay Dublin ee magaalo madaxda Republic of Ireland.

Red Devils ayaa halkaa kula ciyaari doonta kulan saaxiibtinimo kooxda reer Talyaani ee Sampdoria, kulanka oo noqon kara kii ugu horreeyay uu Matic ka soo muuqdo Man United.

SAWIRRO:

pog pogna

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close