“Farxad wayn ayay ii tahay inaan sanadahan kula wadaagay.”. Lionel Messi oo si qiiro leh u macsalaameeyay Neymar

lios

(Catalonia) 02 Agoosto 2017. Lionel Messi ayaa fariin macsalaameyn oo qiiro leh boggiisa Instagram u soo dhigay saaxiibkii Neymar.

Xiddig reer Brazil ayaa waqtiyada yar ee na soo aadan lala xiriirinayaa inuu heshiis 222 milyan oo euro ugu biiro camaaliqada France ee PSG.

Haddaba fariinta Messi oo wadatay muuqaal cajiib ah ayaa sidan u dhaceysay.

lio

“Saaxiib Farxad wayn ayay ii ahayd inaan kula wadaago sanadihii yaraa ee tagay, waxaan kuu rajeynayaa nasiib kiisa ugu wacan marxalada cusub ee noloshaada. Waan ku arki doonaa goor dhow.”.

DAAWO FARIINTA MESSI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close