BAL EEG: Sida ay u muuqaneyso shaxda PSG marka lagu daro Neymar

alves

(Paris) 02 Agoosto 2017. Beri amaba beri dambe ayaa lagu wadaa inay PSG soo bandhigto Neymar oo ay kula wareegi doonto adduun dhan 222 milyan oo euro.

Haddaba warsidaha Goal ayaa qalinka u qaatay oo SHAX ka sameeyay marka Neymar lagu daro PSG:

Marka ay kooxdu ciyaareyso 4-3-3.

PSG with Neymar PS

Marka ay kooxdu dheeleyso 4-2-3-1.

PSG with Neymar PS

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close