SAWIRRO: Alexis Sanchez oo ugu dambeyntii dib ugu soo laabtay tababarka Arsenal

(London) 01 Agoosto 2017. Alexis Sanchez ayaa ugu dambeyn dib ugu soo laabtay tababarka Arsenal inkastoo lagu amray inuu kaligii tababarka sameeyo.

Sanchez oo qar ka lulanaya mustaqbalkiisa ayaa waxa uu xulkiisa Chile ka caawiyay inay gaaraan finalka Confederations Cup waloow uu koobka ka qaaday Jarmalka.

Dhaliyaha Gunners oo si aad ah lala xiriirinayo Man City iyo PSG ayaa farxad badan laga dheehanayay intii uu qaadanayay tababarka.

SAWIRRO:

snc

Alexis Sanchez returned to Arsenal training on Tuesday morning

Alexis Sanchez took part in drills away from the first-team as he catches up with the pre-season actionAlexis Sanchez will continue to train by himself until he is back up to full fitness

Chilean star Alexis Sanchez is back at London Colney despite transfer speculation surrounding him

Arsene Wenger is adamant Alexis Sanchez will still be an Arsenal player in 2017-18

Alexis Sanchez had been granted additional leave due to the Confederations Cup, but then claimed to be ill when failing to return

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close