Nemanja Matic oo tababarkii ugu horeeyay la qaatay Man United (SAWIRRO)

(Manchester) 01 Agoosto 2017 Xiddiga ku cusub Manchester United ee Nemanja Matic ayaa tababarkii ugu horeeyay la qaatay saaka kooxdiisa.

Nemanja Matic ayaa ka soo dhaqaaqay kooxda Chelsea isaga oo 40 milyan oo Ginni ugu soo biiray Man United.

29 jirka reer Serbia ayaa wajigiisa laga dheehan karay sida uu ugu faraxsanyahay kooxdiisa cusub, waxaana la arkayay isaga oo si gooni ah ula shekeysanaya Juan Mata oo isna ka soo dhaqaaqay Chelsea.

Gool FM

Xariir La Leh

One Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close