Matias Vecino oo ku guulaystey tijaabadii caafimaadka + Sawirro & Muuqaal

(Milano) 01 Agoosto 2017 – Laacibka khadka dhexe ee Matias Vecino, ayaa saaka caafimaadka ku maray Humanitas di Rozzano taasoo lagu guulaystey.

Kooxda Inter ayaa baahisey sawirradii ugu horreeyay ee laacibka iyadoo haatan loo fadhiyo in si rasmi ah loo shaaciyo heshiiska laacibkan oo noqonaya kii 2-aad oo khad dhexe ah oo ay Inter xagaagan keensato.

Zhang Jr oo uu dhalay milkiilaha kooxda Inter Milan, isla markaana ah ninka kala wada howlaha kooxda ayaa sheegay in ay Inter is xoojin doonto oo ay weli laacibiin badan uga baahan tahay suuq-xagaaga kala iibsiga.

b b1 b2

b3

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close