Inter Milan oo €39m oo euro ku raadinaysa Sadio Mané

(Milano) 01 Agoosto 2017 – Waloow ay kooxda Barcellon sida cad doonayso Coutinho, Jürgen Klopp kuma filla inuu dhankaa uun iska ilaaliyo waayo waxay sidoo kale weerar ka wajahayaan kooxda Inter Milan oo ku raad joogta laacib ka mid ah xiddigaha aasaasiga ah ee hujuumka Liverpool, kaasoo ah Sadio Mané.

Sida ku daabacan warsidaha reer Ingiriis ee Daily Express, kooxda Nerazzurri – oo horayba isha ugu haysay Senegalese-kan oo dhashay 1992-kii – ayaa diyaar u ah inay miiska saarto £35m oo gini (qiyaatsii €39m oo euro) si ay Reds uga xoogaan xiddiggooda Sadio Mané.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close