Day: August 1, 2017
-
Bannaanka Garoonka
“Cristiano Ronaldo mise Lionel Messi? Anigu waxaan dooran lahaa…”.
(Europe) 01 Agoosto 2017. Dooda ugu wayn ama ugu kulul kubbada cagta waqtigan ayaa ah keebaa fiican Lionel Messi iyo…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Bayern Munchen vs Liverpool 0-3 (Reds oo Bayern rukhuustay)
Bayern Munchen – Liverpool Bayern Munchen – Liverpool Bayern Munchen – Liverpool Mit diesem Team geht’s gegen @LFC. ⬇️ #AudiCup…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Atletico Madrid vs SSC Napoli 2-1
Atletico Madrid – Napoli Atletico Madrid – Napoli Atletico Madrid – Napoli Gool FM
Read More » -
Bannaanka Garoonka
(ISKU AADYADA AGOOSTO: Kulanka Milan vs Craiova oo noqday kulankii 4-aad ee ugu shacbiyadda badnaa (Ku dhowaad 60 kun oo tigidh oo durba la jartay)
(Milano) 01 Agoosto 2017 – Taageerayaasha AC Milan ayaa muujinaya xiise aan lagu kal-ciyaareedyadii ugu dambeeyay, iyagoo durba jartay 59,000…
Read More » -
Spain
Cristiano Ronaldo oo waqtigii la filayay ka hor dib ugu soo laabtay tababarka Real Madrid
(Madrid) 01 Agoosto 2017. Cristiano Ronaldo ayaa ka soo hor maray waqtigii la filayay inuu dib ugu soo laabto tababarka…
Read More » -
England
SAWIRRO: Alexis Sanchez oo ugu dambeyntii dib ugu soo laabtay tababarka Arsenal
(London) 01 Agoosto 2017. Alexis Sanchez ayaa ugu dambeyn dib ugu soo laabtay tababarka Arsenal inkastoo lagu amray inuu kaligii…
Read More » -
Italy
Taageerayaasha Barcelona oo calaamadaystay Paulo Dybala si uu badal ugu noqdo Neymar
(Barcelona) 01 Agoosto 2017 Taageerayaasha kooxda Barcelona ayaa durba bilaabay inay kooxda cadaadis ku saaraan sidii loo keeni lahaa badalka Neymar.…
Read More » -
England
Nemanja Matic oo tababarkii ugu horeeyay la qaatay Man United (SAWIRRO)
(Manchester) 01 Agoosto 2017 Xiddiga ku cusub Manchester United ee Nemanja Matic ayaa tababarkii ugu horeeyay la qaatay saaka kooxdiisa. Nemanja Matic…
Read More » -
England
RASMI: Jesus Navas oo dib ugu laabtay kooxdiisii hore ee Sevilla
(Sevilla) 01 Agoosto 2017 Laacibka ka ciyaara garabka weerarka ee Jesus Navas ayaa isaga dhaqaajiyay Manchester City. Wuxuuna si rasmi ah ugu…
Read More » -
Italy
Matias Vecino oo ku guulaystey tijaabadii caafimaadka + Sawirro & Muuqaal
(Milano) 01 Agoosto 2017 – Laacibka khadka dhexe ee Matias Vecino, ayaa saaka caafimaadka ku maray Humanitas di Rozzano taasoo…
Read More »