Wenger oo shaaciyay waqtiga ay ku qaadan karto Lacazette inuu la qabsado Arsenal

Image result for Lacazette and Wenger

(London) 31 Luulyo 2017 Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa ka hadlay waqtiga uu la qabsanayo kooxda saxiixiisa cusub.

Alexandre Lacazette ayaa xalay dhaliyay goolkiisii ugu horeeyay ee garoonka Emirates iyo goolkiisii labaad ee Arsenal.

Arsene Wenger ayaa sheegay in Alexandre Lacazette uu u baahanyahay bil ama laba bilood si uu ula qabsado kooxda.

“Lacazette? wuxuu ku jiraa ciyaartoy tiro yar oo sifiican u ciyaaray kulankaan (Sevilla), si dhaqso ah ayuu ula qabsanayaa kooxda laakiin wuxuu u baahanyahay bil ama laba bil aragtidayda” ayuu yiri Arsene Wenger.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close