TOOS ula soco maxkamadda Cristiano Ronaldo – LIVE

(Madrid) 31 Luulyo 2017 – Ronaldo ayaa loosoo gole taagey inuu ka jawaabo eedaymo la xiriira canshuuro uu la fakaday kuwaasoo la xiriira lacago uu ka helay xuquuqda sawirradiisa intii u dhexeeysay 2011 ilaa 2014, kuwaasoo haddii lagu helo uu ku mutaysan karo ganaax iyo xitaa xabsi.

Booliiska canshuuraha ee Spain ayaa horay dembi noocan oo kale ku helay Leo Messi oo ay gorodda u geliyeen ganaax iyo xabsi dhan 21 bilood.

Hoos kala soco…

TOOS ula soco maxkamadda Ronaldo – LIVE

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close