Ozil oo Barcelona u noqday Bartilmaameed kale

mesut-ozil-arsenal_42yzz7ej8n6k1037lkowtq64i

(Catalonia) 31 Luulyo 2017. Barcelona waxa ay diiradda saaraneysaa saxiixa xiddigga Arsenal Mezut Ozil hadii uu ku fashilaan helidda Philippe Coutinho, sidaas waxaa qortay Don Balon.

Iyada oo mustaqbalka Neymar mugdi weyn ku jiro oo a hadalyo ku biiriddiisa Paris Saint – Germain, Barca waxa ay baadi goobeysaa badalkiisa.

Coutinho ayaa la qabaa in uu yahay bartilmaameedka kowaad ee Catalans laakiin Barcelona waxa ay dareemeysaa in ay heli karto Ozil.

Laacibka reer Germany waxa ay ku heli karaan aduun dhan €60 million.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close