Madaxweynaha La Liga oo bah dilay Neymar

download (1)

(Madrid) 31 Luulyo 2017. Madaxweynaha horyaalka La Liga Javier Tebas waxa uu hoos u dhigay saameynta uu Neymar ku leeyahay haayadda uu madaxda u yahay.

Tebas waxa uu qaba in Neymar aan laga tebi doonin La Liga.

Iyada oo ay xoogeysaneyso arinta Neymar la xiriirineysa PSG hadana Tebas ma qabo in Brazilian-ka u culus yahay sida Messi iyo Ronaldo.

download

“La Liga iyo Barcelona ayaa ka weyn Neymar,” ayuu u sheegay Marca.

“Waxaan ka sii wal wal badnaan lahaa hadii Cristiano Ronaldo ama Lionel Messi ayey tagaan.”

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close