Harry Kane oo ka hadlay xiisaha uga imaanaya Chelsea

Image result for Harry Kane Chelsea

(London) 31 Luulyo 2017 Weerar yahanka kooxda Tottenham ee Harry Kane ayaa ka hadlay xiisaha uga imaanaya kooxda Chelsea.

Tababare Conte ayaa sheegay inuu aad ula dhacsanyahay qaab ciyaareedka weerar yahanka xulka ingiriiska ee Harry Kane.

Image result for Harry Kane Chelsea

Laakiin Harry Kane ayaa dhankiisa cadeeyay inuusan waqtigaan ku fikirayn inuu ka tago kooxdiisa Tottenham.

“Dabcan waa hadal wayn shaki la’aan (hadalkii Antonio Conte), laakiin kuma fikirayo ka tagista Tottenham” ayuu yiri Harry Kane.

“Arinkaas mashquul kuma haayo maankeyga haatan, diiradana ma saarayo wax aan ka ahayn tababarka iyo hormarinta xirfadayda si aan taam ugu noqdo xiliciyaareedka cusub”.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close