Halkuu Matic ka soo galay 10-ka saxiix ee ugu qaalisanaa taariikhda Manchester United??

DGEtk_QXcAIrckO

(Manchester) 31 Luulyo 2017. Kooxda Jose Mourinho ayaa dhawaan xaqiijisay inay gacanta ku soo dhigeen xiddiga qadka dhexe ee Chelsea Nemanja Matic.

Waxaa la warinayaa inay kula soo saxiixdeen 40-milyan oo bound iyagoo ka saxiixday 3-sano iyo hal sano oo dooq dheeri ah.

Haddaba halkee ayuu Matic ka soo galayaa 10-ka saxiix ee ugu qaalisanaa Man United:

PAUL POGBA £89.3m


Paul Pogba Manchester United

ROMELU LUKAKU £75m


Romelu Lukaku

ANGEL DI MARIA £59.7m


Manchester United’s most expensive transfers of all time | Angel Di Maria

NEMANJA MATIC £40m


Nemanja Matic Chelsea

JUAN MATA £37.1m


HD Juan Mata Manchester United

ANTHONY MARTIAL £36m


Anthony Martial

VICTOR LINDELOF £31m


Victor Lindelof Benfica

DIMITAR BERBATOV £30.75m


Manchester United’s most expensive transfers of all time | Dimitar Berbatov

ERIC BAILLY £30m


Eric Bailly Manchester United

RIO FERDINAND £29.3m


Carragher's Man Utd XI Rio Ferdinand

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close