GOOGOOSKA & SAWIRRADA: Liverpool oo labo cad ka kala dhigtay Hertha Berlin

(Europe) 29 Luulyo 2017. Liverpool ayaa 3-0 ku suul daartay Hertha Berlin kulan saaxiibtinimo ay yeesheen.
Sadio Mane ayaa dib ugu soo laabtay garoomada tan iyo bishii April, waxaa sidoo kale markale shabaqa tagay xiddigaha cusub ee Liverpool Dominic Solanke iyo Mohamed Salah.
SAWIRRO+MUUQAAL:
MUUQAAL:
Gool FM.