Geoffrey Kondogbia oo kooxdiisa ka xareeyay mid ka mid ah Own Goal-kii ugu YAABKA badnaa kubbada cagta…+MUUQAAL

gon

(Singapore) 29 Luulyo 2017. Xiddiga qadka dhexe ee naadiga Inter Milan Geoffrey Kondogbia ayaa kooxdiisa ka dhaliyay gool kuuma kasin ah oo aad u yaab badan ciyaartii dhaweyd ay Chelsea uga adkaadeen 2-1.

Kooxda reer Talyaani oo 2-0 dheesha ku hogaamineysa ayaa waxa uu doonay Kondogbia inuu kubbada dib ugu furo goolhayihiisa isagoo goosha u jira 40 yard isla markaan aan eegin halka uu joogo goolhayaha oo markaa banaanka u soo baxsanaa  wuuna ka dul qaaday si cajiib ah.

Inter midfielder Geoffrey Kondogbia scored one of the most incredible goals EVER against Chelsea

DAAWO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close