SAWIRRO: Arsenal oo soo bandhigtay maaliyadeeda 3-aad ee kulamada bannaanka

(London) 28 Luulyo 2017. Arsenal ayaa soo bandhigtay maaliyadeeda saddexaad ee kulamada Banaanka ay ku ciyaari doonto kal ciyaareedka cusub.

Maaliyadan cusub ayaa laga soo min guuriyay mid ay Gunners xiran jirtay sagaashameeyadii.

Arsenal ayaa shaqo galisay gabadha filimaanta jisha ee Esha Gupta ee haasaawaha la jisha daafaca kooxdooda ee Hector Bellerin si ay uga caawiso naqshadeynta maaliyada cusub.

SAWIRRO:

Hector Bellerin models Arsenal's new Puma away strip ahead of this weekend's Emirates Cup

She modelled the new kit in the club shop

The club recruited the help of Bollywood actress Esha Gupta to model the new away strip

Mesut Ozil wears the new away kit, which was the last of the three to be revealed by Arsenal

The club got a variety of fans to help model the new Arsenal kits ahead of the 2017-18 season

Arsenal have now revealed all three  kits for next season - home, away and third (left-right)

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close