GOOGOOSKA & SAWIRRADA: Inter Milan oo bur-bursatay Bayern Munich….(Eder oo labo madax ka xareeyay)

(Singapore) 27 Luulyo 2017. Inter Milan ayaa beerka uga dhacday Bayern Munich kulan saaxiibtinimo oo ka tirsan International Champions Cup oo ay uga adkaadeen 2-0.

Qeybtii hore ayaa lagu kala baxay dheesha oo waxaa Inter Milan labada goolba madaxa ugu wada dhaliyay Eder kubbada ka kala yimid Bidix iyo Midig.

SAWIRRO+MUUQAAL:

DFviS_wXcAI1hs8

Muuqaal:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close