Day: July 27, 2017
-
toos
GOOGOOSKA & SAWIRRADA: CS U. Craiova vs AC Milan 0-1 (Milan oo lugta 1-aad guul ku bilowday)
Craiova: Calancea; Dimitrov, Spahija, Kelic, Briceag; Zlatinski; Vagenin, Mitrita, Rossi, Bancu; Baluta Kaydka Craiova: Mitrovic, Tiago Ferreira, Screciu, Mateiu, Barbut,…
Read More » -
Wararka
CRAIOVA VS AC MILAN: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!
Waxaa caawa ciyaaraya kooxaha Craiova vs AC Milan oo ku ballansan wareegga 3-aad ee Europa League ee loogu soo baxayo…
Read More » -
Italy
Kooxda Lazio oo Juventus ka aqbalaysa €25m iyo bareemiyo oo ay ku qaadanayso Keita Baldé Diao
(Roma) 27 Luulyo 2017 – Kooxda Lazio ayaa sida lasoo sheegayo €25m iyo bareemiyo ka aqbalaysa Juventus oo cayrsanaysa Keita…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Cristiano Ronaldo oo doonaya in loo dhalo Lambarka uu wato oo CARUUR AH!!!!!!!!
(Europe) 27 Luulyo 2017. Cristiano Ronaldo ayaa daaha ka rogay inuu doonayo inuu caruurtiisa gaarsiyo ilaa todoba cunug si ay…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA & SAWIRRADA: Inter Milan oo bur-bursatay Bayern Munich….(Eder oo labo madax ka xareeyay)
(Singapore) 27 Luulyo 2017. Inter Milan ayaa beerka uga dhacday Bayern Munich kulan saaxiibtinimo oo ka tirsan International Champions Cup…
Read More » -
England
Inter oo heshiis cusub ka saxiixaysa Ivan Perisic si ay uga hor istaagto Man United
(Milan) 27 Luulyo 2017 Kooxda reer talyaani ee Inter ayaa ku dadaalaysa sidii ay heshiis cusub uga saxiixi lahayd Ivan Perisic kaas…
Read More » -
England
Benjamin Mendy oo seegaya biloga xiliciyaareedka cusub
(Manchester) 27 Luulyo 2017 Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay in Benjamin Mendy uu seegayo furitaanka horyaalka ingiriiska. Manchester…
Read More » -
Spain
Zidane oo aan hubin in weerarka BBC ay sii joogayaan Real Madrid
(Madrid) 27 Luulyo 2017 Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaki galiyay wada jirka weerarka BBC. Zidane ayaa ka…
Read More » -
France
PSG oo waydiisatay Barcelona in hoos loo dhigo qiimaha Neymar
(Paris) 27 Luulyo 2017 Kooxda PSG ayaa waydiisatay dhigeeda Barcelona inay hoos u dhigto qiimaha laacibkooda Neymar. L’Equipe ayaa baahisay in…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Milan wixii ay doonto iskama samayn karto laakiin…” – UEFA oo digniin bixisay
(Nyon) 27 Luulyo 2017 – Guddiga maamulka hannaanka dhaqaale wanaagga ee UEFA Financial Fair Play ayaa ka digey in “Milan…
Read More »