Kooxda AC Milan oo caawa gaartey magaalada Craiova + Sawirro & Muuqaal

(Craiova) 26 Luulyo 2017 – Kooxda AC Milan ayaa caawa ka degtey magaalada Craiova ee dalkaasi Romania iyadoo degtey hoteelka Golden House Hotel ee magaalada Craiova, oo ah halka ay degaan ahaan u joogaysa inta ay ku sugan tahay Romania.

Kooxda Rossoneri ayaa magaalada Craiova oo ah magaalada 6-aad ee ugu wayn dalkaasi Romania kula ciyaaraysa kooxda ku ciyaarta isla magaca magaaladaas oo uu dhex yaallo kulan laba lugoodle ah oo ka tirsan wareegga 3-aad ee loogu soo gudbayo wareegga guruubyada Europa League.

Haddaba, hoos ka eeg sawirradii ugu dambeeyay iyo muuqaal daray ah.

Il #Milan è arrivato in hotel a 24 ore da #CraiovaMilan 🔴⚫🇷🇴🇪🇺 [@antoniovitiello86]

A post shared by MilanNews.it (@milannewsitofficial) on

 

A post shared by MilanNews.it (@milannewsitofficial) on

b

b1 b2 b3 b4 b5 b6

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close