Chelsea oo kooxda koowaad ku soo dartay Andreas Christensen… (Lambarkee loo xiray?)

SINGAPORE, SINGAPORE - JULY 25: Chelsea Defender Andreas Christensen during the International Champions Cup match between Chelsea FC and FC Bayern Munich at National Stadium on July 25, 2017 in Singapore. (Photo by Power Sport Images/Getty Images)

(London) 26 Luulyo 2017. Chelsea ayaa kooxda waa waynka ku soo dartay da’yarkeeda Andreas Christensen kaddib markii uu laacibku wacdaro ka soo dhigay kooxda Borussia Monchengladbach ee horyaalka Jarmalka.

Christensen ayaa labo sano ku soo qaatay kooxda ka ciyaarta Bundesliga waxaana xagaagan lala xiriirinayay inuu ka tagi doono Stamford Bridge balse 21-jirka  daafaca ka ciyaara ayaa iminka u muuqda inuu ka mid yahay qorasha tababare Antonio Conte.

Daafaca reer Denmark ayaa loo soo dalacsiyay kooxda koowaad waxaana loo gacan galiyay  Lambarka 27 isagoona ku dagaalami doona booskiisa.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close