Dembele oo Arsenal ka doorbidaya Real Madrid

ousmane-dembele-borussia-dortmund_qmnuaoqvzb2i10sx4sherjcx4 (1)

(Dortmund) 25 Luulyo 2017. Garabka Borussia Dortmund Ousmane Dembele waxa uu isha ku hayaa in uu ku biiro Real Madrid xagaagan, sidaas waxaa qortay Don Balon.

Laacibka reer France waxa uu ka raja dhigay dalab uga yimaada Barcelona waxa uuna iminka doonayaa ku biiridda xifaaliyeyaashooda.

Xiddiggan ayaa suuqa ka ah mid si weyn la’isugu haysto waxaana jira kooxo dhawr ah oo ka dhisan Premier League-ga oo doonaya.

Arsenal ayaa muddo xiiso u qabtay saxiixisa yeelkeede, waxa uu ka door bidayaa mid ka mida laba awoodood ee La Liga.

Guardiola qudhiisa qorshaha ayuu ugu jiraa waxaana Iyana aan ka maqneyn Mourinho iyo Jurgen Klopp.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close