Benzema oo lagu arki karo Premier League-ga xilli ciyaareedka soo socda

hd-karim-benzema-real-madrid_p76a46gr8mgk1e8g9ehzq43vn

(Madrid) 25 Luulyo 2017. Arsenal iyo Liverpool waxa ay dalab ka gudbin doonaan Karim Benzema hadii ay Real Madrid go’aansato in ay iibiso, sidaas waxaa qortay Don Balon.

Madrid waxa ay shiishkeeda ku qabatay dhaliyaha da’da yare e Monoco Kylian Mbappe iyada oo ay kooxdu qorsheeneyso in ay dhaqaale uga hesho la soo wareegisdiisa iibka Benzema.

Marka laga yimaado in Arsenal iyo Liverpool isku buriyaan saxiixiisa hadana waxa uu ku dambeyn karaa Monoco si uu Los Blancos uga saacido helidda Mbappe.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close