RASMI: Federico Bernardeschi oo ku biiray kooxda Juventus + Sawirro & Muuqaal

(Torino) 24 Luulyo 2017 – Juventus ayaa si rasmi ah u shaacisay inay la saxiixatay garab-weerarka reer Talyaani ee Federico Bernardeschi kaasoo ay Fiorentina uga soo qaateen €40m, taasoo marka dambe gaaraysa €45m.

Kooxda haysata Scudetto-ha Serie A ayaa muddo dheer laacibkan cayrsanayasay, balse ugu dambayn maanta ayuu caafimaadka maray iyadoo ay haatan si rasmi ah ugu dhawaaqday Bianconeri.

Laacibka ayaa saxiixay qandaraas 5 sanadood ah oo taxnaan doona tan iyo 30-ka Juunyo 2022.

“Benvenuto, Federico!”

b b1 b3

 b b1
b
Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close