Pique oo ku dhawaaqay in Neymar nagi ku ahaan doono Barcelona

15008435897990

(Catalan) 24 Luulyo 2017. Wali musal salkii xantaa ahaa ee la xiriiriayey mustaqbalka Neymar ma dhamaan balse Gerard Pique ayaa soo gunaanaday isaga oo sheegay in uu joogi doono Barcelona.

Waxa uu soo dhigay sawir uu kula jiro Brazilian-ka baraha bulshada.

“Wuu joogayaaa”, waxa ay ahayd fariintii gaabneyd ee uu dul dhigay sawirka.


 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close