Iibinta tigidhada lugta 2-aad ee AC Milan vs CSU Craiova oo xoowli ku bilaabatay + Sawirro

(Milano) 24 Luulyo 2017 – Lugta 2-aad ee kulanka AC Milan vs CSU Craiova oo ah wareegga 3-aad ee isreebreeb horaadka UEFA Europa League ee Khamiista soo aadan teeda kale oo ay Agoosto 3 tahay ka dhici doona San Siro ayaa waxaa si aad ah loo iibsanayaa tigidhadeeda.

Muddo 3 maalmood ah ayaa waxaa lagu iibsadey 19,000 oo tigidh, iyadoo ay iibinta biliyeetiyadu ka soconayaan rugta Rossoneri ee Casa Milan, iyadoo ay taageerayaasha oo dib u helay xiisihii muddo ka maqnaa ay doonayaan inay is muujiyaan kulanka 1-aad ee rasmi ah ee ay kooxdu SAN SIRO ku ciyaarayso fasal-ciyaareedka 2017-18.

b1

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close