EEG: Shax laga sameeyay xiddigihii ugu qaalisanaa ebid kubbada cagta…(Waxaa ka soo muuqanaya daafacyada cusub ee Man City)

bale

(Europe) 24 Luulyo 2017.  Man City ayaa dhawaan si rasmi ah ula soo wareegtay daafaca dadabka Midix ee naadiga Monaco Benjamin Mendy oo ay ku soo xero galisay adduun dhan 52 milyan taa oo ka dhigeysa daaficii ugu qaalisanaa kubbada cagta.

Man City ayaa sidoo kale waxaa u jooga goolhayaha ugu qaalisan Ederson iyo waliba daafaca garabka midig ee dunida ugu qaalisan Kyle Walker.

Haddaba Sportsmail ayaa qalinka u qaadatay oo shax ka sameysay xiddigihii ugu qaalisanaa ebid ee kubbada cagta kuwaa oo isku dar ku kacaya adduun lacageed dhan 692.2 milyan oo bound.

EEG SHAXDA ugu qaalisan kubbada cagta adduunka:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close