Alvaro Morata oo durba loo meerinayo casharradii Conte + Sawirro

(Singapore) 23 Luulyo 2017 – Alvaro Morata ayaa tababarka markii ugu horreeysey kula biiray kooxdiisa cusub ee Blues tan iyo markii ay kusoo qaadatay adduun rikoodh jebis ahaa oo gaaraya £70.6milyan oo gini.

Laacibkii hore ee Real Madrid ayaa waxaa soo dhoweeyay Antonio Conte oo durba bilaabay inuu hoga tugaaleeyo hanadkan reer Spain oo kaddib markii uu Jimcihii qandaraaska saxiiixay u duulay Singapore oo ay Chelsea iskugu diyaarinayso kulankeeda kama dambaysta ah ee kal-horaadka Bariga Fog.

Kooxda ayaa Sabtigiiba kasoo duushay Beijing iyadoo la arkayay Conte oo Morata u meerinaya cashar ka mid ah kuwiisha adag ee xeesha iyo xirfadda ku dhisan.

b b1 b2 b3 b5 b6 b7 b8 b9 b10

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close