BAYERN MUNICH VS AC MILAN: Shaxda & safafka ay duhurkan kusoo geli karaan!

(Shenzhen) 22 Luulyo 2017 – Waxaa goor aan sidaa u fogayn magaalada Shenzhen kulan saaxiibtinimo ku yeelanaya camaaliqooyinka taariikhiga ah ee Bayern Munich iyo AC Milan, kulan ka tirsan 2017 International Champions Cup. Macallimiinta Carlo Ancelotti iyo Vincenzo Montella ayay tahay inay tijaabiyaan heerka kooxohooda.

Sida uu dhigayo La Gazzetta dello Sport, AC Milan ayaa kulankii ugu horreeyay fasal-ciyaareedkan safaysa Gianluigi Donnarumma, isagoo aan cag soo dhigin kulankii Borussia Dortmund oo uu safnaa Marco Storari.

Hoos ka eeg shaxda labada kooxood ee suurtagalka ah:

Bayern Monaco (4-2-3-1): Starke; Rafinha, Hummels, Alaba, Bernat; Tolisso, Martinez; Ribery, Muller, James Rodriguez, Lewandowski.

Milan (4-3-3): Donnarumma; Abate, Zapata, Musacchio, Ricardo Rodriguez; Kessié, Montolivo, Bonaventura; Niang, Cutrone, Borini.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close