Arsenal oo fursad loo siiyey la saxiixashada Rafinha

rafinha-barcelona-2016-17_352z3sm1mj041k8rty6vg1pmc

(London) 22 Luulyo 2017. Arsenal waxaa loo soo bandhigay in ay iibsato khadka dhexe ee Barcelona Rafinha sida ay warineyso Sky Sports .

24 jirka ayaa iminka ka soo kabanaya dhaawac jilibka ah laakiin kooxda ka dhisan Camp Nou wali waxa ay dalbaneysaa €30 million.

Hore Arsene Wenger wuu u muujiyey xiiso balse hadda ma cadda in uu rabo iyo in kale.

Gunners dhexdeeda xoojin kama maaranto walow ay joogaan xiddiggo ay ka mid yihiin Maxamed Elneny iyo Granit Xhaka.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close