Day: July 22, 2017
-
Italy
”Ma jiraan dalabyo ka yimi Inter ama Juventus oo ku wajahan Keita Baldé Diao.” – Madaxwaynaha Lazio
(Roma) 22 Luulyo 2017 – Guddoomiyaha SS Lazio ee Claudio Lotito ayaa sheegay inuusan wax dalab ah ka helin kooxaha…
Read More » -
England
“Kulanka aan la ciyaareyno Chelsea ma ahan mid Saaxiibtinimo.”. Arsene Wenger oo boolo xoofteenaya
(Beijing) 22 Luulyo 2017. Arsenal iyo Chelsea ayaa maanta duhurkii kulan saaxiibtinimo ku yeelan doona caasimada Beijing ee dalka Shiinaha…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Leonardo Bonucci oo markii ugu horreeysay ka hadlay sababtii uu uga soo tegey Juventus
(Shenzhen) 22 Luulyo 2017 – Gaashaanka Leonardo Bonucci ayaa difaacey go’aankii uu ku tegey kooxda Milan – “Isuma arko khaa’in…
Read More » -
Spain
Xiliga Neymar uu ku biirayo PSG iyo qiimaha uu ugu dhaqaaqayo oo la ogaaday
(Paris) 22 Luulyo 2017 Neymar ayaa tilaabo uun u jira xirashada funaanada kooxda PSG kadib markii daaha laga rogay waqtiga uu…
Read More » -
Wararka
BAYERN MUNICH VS AC MILAN: Shaxda & safafka ay duhurkan kusoo geli karaan!
(Shenzhen) 22 Luulyo 2017 – Waxaa goor aan sidaa u fogayn magaalada Shenzhen kulan saaxiibtinimo ku yeelanaya camaaliqooyinka taariikhiga ah…
Read More » -
Spain
Angel Di Maria oo si diblomaasiyad leh uga jawaabay wararka Neymar la xiriirinaya PSG
(Paris) 22 Luulyo 2017. Angel Di Maria aya door Diblomaasiyadeed ciyaaray mar wax laga waydiyay wararka Neymar la xiriirinaya kooxda…
Read More » -
England
Chelsea oo ku soo laabatay xiisaha Antonio Candreva
(London) 22 Luulyo 2017 Kooxda Chelsea ayaa dib ugu soo laabatay xiisaha saxiixa laacibka Inter Milan ee Antonio Candreva. The Sun ayaa…
Read More » -
Spain
Ernesto Valverde oo ka hadlay mustaqbalka Neymar ee Barcelona
(Barcelona) 22 Luulyo 2017 Tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa ka hadlay mustaqbalka Neymar ee kooxda reer Spain. Ernesto Valverde oo…
Read More » -
France
Real Madrid oo ku dhaw in lacag rikoor ah ay ku soo qaadato Kylian Mbappe
(Madrid) 22 Luulyo 2017 Kooxda Real Madrid ayaa aad ugu sii dhawaanaysa inay qiimo qaali ah ku soo qaadato weerar yahanka…
Read More » -
England
Diego Costa oo laga saaray tababarka Chelsea
(London) 22 Luulyo 2017. Diego Costa ayaan mardambe u ciyaari doonin Chelsea iyadoo xitaa laga ganaaxay inuu tababarka la sameeyo…
Read More »