Real Madrid oo soo bandhigtay maaliyadeeda 3-aad ee xilli ciyaareedka cusub

real

(Los Angels) 21 Luulyo 2017. Naadiga Real Madrid ayaa soo bandhigtay maaliyadeeda saddexaad ee xilli ciyaareedka cusub.

Waxaa maaliyada cusub naqshadeeyay taageere si wayn u taageera kooxda reer Spain.

Taageerahan lagu magacaabo Jesus Serrano ayaa ku soo baxay tartanka ‘adidas Creator Studio, iyadoo maaliyada uu dhaqshadeeyay ee u eg buluuga CIRKA ay ku soo baxday kaalinta koowaad.

DAAWO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close