RASMI: Chelsea oo dhamaystirtay saxiixa Alvaro Morata +SAWIRRO

(London) 21 Luulyo 2017 Kooxda Chelsea ayaa si rasmi ah u xaqiijisay dhamaystirka saxiixa weerar yahankii Real Madrid ee Alvaro Morata.

Laacibka reer Spain ayaa qalinka ugu duugay Blues heshiis 5-sano ah kadib markii uu saaka ka gudbay tijaabada caafimaadka.

Chelsea ayaa kula soo wareegtay Alvaro Morata lacag dhan 70 milyan oo Ginni, waxayna ka dul qaaday kooxo badan.

Morata ayaa muujiyay inuu aad ugu faraxsanyahay ku biiridiisa Chelsea, isbuucaan ayuuna ku biiri doonaa safka Chelsea ee fasaxa ku maraya Asia.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close