DAAWO: 2-da gool ay Man United uga adkaatay dariskooda Man City…..(Lukaku oo goolashiisa sii wata)

lula

(Houston) 21 Luulyo 2017. Manchester United ayaa guul raaxo leh ka gaartay dhigeeda Man City kulan saaxiibtinimo oo ka tirsan koobka ICC oo ka dhacay magaalada Houston ee cariga Mareykanka kaa oo ku idlaaday 2-0.

Dhaliyaha cusub ee qiimaha sare ugu fadhiya Manchester United ee Lukaku ayaa gool caaqibo leh ugu daah furay kooxdiisa waxaana goolka labaad raacsaday da’yarka Rashford.

DAAWO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close