Alvaro Morata oo ka gudbay tijaabada caafimaadka ee Chelsea

Morata Chelsea

(London) 21 Luulyo 2017 Weerar yahanka reer Spain ee Alvaro Morata ayaa la xaqiijiyay inuu ka gudbay tijaabada caafimaadka ee kooxda Chelsea.

Morata ayaa soo gaaray caasimada ingiriiska ee London shalay oo khamiis ahayd, saaka ayuuna maray tijaabada caafimaadka isaga oo si guul leh uga gudbay.

Sky Sports ayaa daaha ka qaaday in laacibku uu ku biiri doono safarka kooxda Chelsea ay ku marayso Singapore isbuucaan.

Chelsea ayaa ka dul qaaday saxiixa Alvaro Morata kooxaha Manchester United iyo AC.Milan, waxayna ku soo qaadatay aduun dhan 80 milyan oo euro.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close