DAAWO: Kooxda Bianconeri oo u baqooshay dalkaasi Maraykanka + Sawirro (Jadwalka kulamadeeda)

(Torino) 20 Luulyo 2017 – Kooxda Juventus ayaa u amba baxday dalkaasi Maraykanka oo ay 10 maalmood soo joogi doonto iyadoo ka qayb qaadanaysa tartanka ICC qaybtiisa USA.

Kooxda Bianconeri ayaa dheeli doonta 3 kulan oo saaxiibtinimo iyadoo kulanka koowaad Sabtida 22-ka Luulyo la yeelanaysa kooxda Barcelona oo ay kula ballansan tahay magaalada New York.

Kaddib waxay u safri doonta koonfur bari Talyaaniga iyadoo gaari doonta xeebaha diirran ee Miami oo ay kula ciyaarayso kooxda Paris Saint-Germain 26-ka Luulyo, kahor inta aysan dib ugu laabanin New England iyadoo 30-ka bishan Luulyo magaalada Boston ku qaabilaysa kooxda AS Roma ee isla Talyaaniga, waxaana laacibiinta USA u safray ka mid laacibka cusub ee De Sciglio.

b b1 b2 b4 b6 b7 b8 b9 b10 b11 b12 b13 B19 B20 B21 B22

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close