Goorma ayaa la samaynayaa isku aadka horyaalka Talyaaniga?

(Roma) 20 Luulyo 2017 – Waxaa lagu dhawaaqay goorta la samaynayo isku aadka horyaalka Talyaaniga ee fasal-ciyaareedka soo aaddan ee 2017-18 oo lagu wado inuu furmo 20-ka bisha Agoosto ee soo aaddan.

Waxaa isku aadka la samayn doonaa Arboco, 26-ka Luulyo iyado samaynta isku aadka kal-ciyaareedka Serie A Tim 2017-18 uu bilaaban doono marka ay aminta maxalliga ah ee Talyaanigu tahay 18.15.

Waxaa soo duwi doona Sky Sport, Sky Sport 1 HD, Sky Supercalcio HD iyo Sky Sport Mix HD iyadoo socon doonta ilaa 19:00.

Sera

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close