Gonzalo Higuain oo kiis dacwadeed looga adkaaday kahor inta aysan bilaabminba!

(Napoli) 20 Luulyo 2017 – Gonzalo Higuain ayaa sida lasoo sheegayo waxaa looga adkaaday kiix maxkamadeed oo uu ku haystey kooxdiisii hore ee Napoli oo ay ku maransanaayeen xuquuqda sawirrada laacibka.

Laacibkan weerarka ah ayaa Partenopei xagaagii tegey ugasoo dalaabay dhanka Juventus, lacag weli rikoodh ka ah Serie A oo dhamayd €90m, waxaana xilligaa kaddib xaraaraadey xiriirka ka dhexeeya Aurelio De Laurentiis iyo Pipita-

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close