AC Milan oo u duushey dalka Shiinaha + Sawirro

(Milano) 14 Luulyo 2017 – Kooxda AC Milan ayaa aad ugu mashquulsan suuqa kala iibsiga oo ay ilaa haatan kasoo iibsatey 10 laacib taasoo ka dhigan in kooxda la kacaamiyay.

Yeelkeede, 26 laacib ayuu Vincenzo Montella galabta ula duulay dalkaasi Shiinaha oo ay uga qayb gelayaan tartanka xagaagii ay ciyaaraan kooxaha waawayn ee Yurub.

Milan ayaa lasoo ciyaaraysa Borussia Dortmund (18 luuliyo) iyo Bayern Munich (22 luuliyo), waxaase la baajiyay kulankii derby-ga ee Milan-Inter maaddaama ay isku beegmeen waqtiga ay Milan ciyaarayso kulanka wareegga 3-aad ee isreebreeb-horaadka EL.

b b1 b3 b4 b5 b6 b7 b8

b2

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close