Laacibka Juan Bernat oo ay isku haystaan Man City, Barca & Roma oo sheegay inuu ka tegayo Bayern

(Munich) 13 Luulyo 2017 – Daafaca kooxda Bayern Munich ee Juan Bernat ayaa qirtay inuu xagaagan diyaar u yahay inuu iskaga dhaqaajiyo kooxdiisa, jeer muluqan reer Spain lala xiriirinayo kooxaha Manchester City, oo ay wehliso Barcelona iyo AS Roma.

“Daacaddii, waxaan ka fikirayaa aag bedelasho,” ayuu ku yiri Tz, “si fududna waxaa taa ugu wacan anigoo aan boos ka haysanin kooxda”. ayuu raaciyay.

“Weli waan yarahay waxa qura ee iga maqanina waa inaan ciyaaro intii suurtagal ah si aan u koro laacib ahaan, balse weli qandaraas 2 sano ah ayaan kula jiraa kooxdayda.” ayuu yiri.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close